Go to content Go to menu
 


halkaan waxaan kasalaamayaa walaalahayga meelwalba

waa axmadey oo salaamaya walaalahiisa meelwalba ay joogaan "waxaan salaamayaa walaashey iyo walaalkey iyo aabahey oo ameerika jooga iyo walaalkey oo jooga isweserland oo lakala yiraahdo cabdi qani caasho iyo mustaf waxaan iddiin leeyahay asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh walaalayaaal aad iyo aad baan idiin  jeclahay oo aad iyo aad baan idiin xasuustaa insha alaah waxaan rajeynayaa inaa n idiin arko wasalaamu waraxmatulaahi wabarakaatuh