Go to content Go to menu
 


waxaan halkaan hambalyo farxad leh ugu diraynayaa anagoo kala ah :-

1- cabdi fataax ibraahimxuseen

2- maxamed maxamuud xirsi

3- axmed maxamuud xirsi

arooska iyo aroosada farta iyo faraatiga  faraska iyo geeyada waa maxamed xasan aadan iyo khadiijo sheekh aadan oo arooskooda uu ka dhjacay degmada afgoye , waxaanu leenahay isku wara oo noqdo kuwii isku waaro oo ubad kheyr qaba kal hela , wiil iyo dolar , gabar iyo caano

  aamiin   aamiin    aamiin